KNN
KNN
  • 23 890
  • 75 574 793

Відео

CABSI KA TAAGAN GUDAHA KENYA XILLI MAXAABIIS BADAN AY BAXSADEEN.
Переглядів 5466 годин тому
CABSI KA TAAGAN GUDAHA KENYA XILLI MAXAABIIS BADAN AY BAXSADEEN.
FAAH FAAHINTA KHASAARAHA KA DHASHAY WEERARKII ISMIIDAAMINTA AHAA EE KA DHACAY GARASBAALEEY.
Переглядів 2486 годин тому
FAAH FAAHINTA KHASAARAHA KA DHASHAY WEERARKII ISMIIDAAMINTA AHAA EE KA DHACAY GARASBAALEEY.
TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA CASHARKA 97AAD
Переглядів 11910 годин тому
TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA CASHARKA 97AAD
WARKA SUBAX EE KNN 21 08 2024
Переглядів 4,8 тис.11 годин тому
WARKA SUBAX EE KNN 21 08 2024
DAGAAL BEELEED DAD BADAN AY KU DHINTEEN OO KA QARXAY SH/DHEXE.
Переглядів 29611 годин тому
DAGAAL BEELEED DAD BADAN AY KU DHINTEEN OO KA QARXAY SH/DHEXE.
AS OO DAD AY KU EEDEEYEEN BASAASNIMO KU TOOGTAY JUBBADA HOOSE.
Переглядів 56711 годин тому
AS OO DAD AY KU EEDEEYEEN BASAASNIMO KU TOOGTAY JUBBADA HOOSE.
FAAH FAAHINTA QARAX ISMIIDAAMIN AH OO KA DHACAY GARISBAALEEY.
Переглядів 68111 годин тому
FAAH FAAHINTA QARAX ISMIIDAAMIN AH OO KA DHACAY GARISBAALEEY.
MAAMULKA GALMUDUG OO WAR KA SOO SAARAY DAGAAL BEELEEDKA KA DHACAY GOBOLKA GALGADUUD.
Переглядів 52822 години тому
MAAMULKA GALMUDUG OO WAR KA SOO SAARAY DAGAAL BEELEEDKA KA DHACAY GOBOLKA GALGADUUD.
WARKA HABEEN EE KNN 20 08 2024
Переглядів 4,2 тис.23 години тому
WARKA HABEEN EE KNN 20 08 2024
FAAH FAAHINTA DAGAAL BEELEEDKA KA DHACAY DHUUSAMAREEB.
Переглядів 9752 години тому
FAAH FAAHINTA DAGAAL BEELEEDKA KA DHACAY DHUUSAMAREEB.
DIL LAGU XAKUMAY NINKII DILAY GUDDOOMIYE KU XIGEENKII JAAMACADDA BARIGA AFRIKA.
Переглядів 4922 години тому
DIL LAGU XAKUMAY NINKII DILAY GUDDOOMIYE KU XIGEENKII JAAMACADDA BARIGA AFRIKA.
FAAH FAAHINTA DAGAAL BEELEED KA SOCDA GALMUDUG.
Переглядів 7582 години тому
FAAH FAAHINTA DAGAAL BEELEED KA SOCDA GALMUDUG.
AS OO MADAAFIIC KU GARAACAY DEGMADA BALCAD.
Переглядів 3732 години тому
AS OO MADAAFIIC KU GARAACAY DEGMADA BALCAD.
WARKA DUHUR EE KNN 20 08 2024
Переглядів 3,8 тис.2 години тому
WARKA DUHUR EE KNN 20 08 2024
TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA CASHARKA 96AAD
Переглядів 1662 години тому
TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA CASHARKA 96AAD
WARKA SUBAX EE KNN 20 08 2024
Переглядів 4,6 тис.2 години тому
WARKA SUBAX EE KNN 20 08 2024
XIISAD COLAADEED OO KA TAAGAN SHABEELLADA DHEXE.
Переглядів 5582 години тому
XIISAD COLAADEED OO KA TAAGAN SHABEELLADA DHEXE.
FAAH FAAHINTA DAGAAL CIIDANKA ITOOBIYA IYO AS KU DHEXMARAY MAGAALADA XUDUR.
Переглядів 6532 години тому
FAAH FAAHINTA DAGAAL CIIDANKA ITOOBIYA IYO AS KU DHEXMARAY MAGAALADA XUDUR.
DAAWO:-Waraysi ku saabsan Canshuurta Iibka oo ay Dowladda bilowday.
Переглядів 10 тис.2 години тому
DAAWO:-Waraysi ku saabsan Canshuurta Iibka oo ay Dowladda bilowday.
WARKA HABEEN EE KNN 19 08 2024
Переглядів 3,8 тис.2 години тому
WARKA HABEEN EE KNN 19 08 2024
ASKAR LOO HAYSTO DILKA GUDDOOMIYIHII MAREEREEY OO MAXKAMADDA LA SOO TAAGAY.
Переглядів 7122 години тому
ASKAR LOO HAYSTO DILKA GUDDOOMIYIHII MAREEREEY OO MAXKAMADDA LA SOO TAAGAY.
PUNTLAND OO WAR KA SOO SAARTAY LACAGTA DOWLADDA KU WAREEJISAY.
Переглядів 4524 години тому
PUNTLAND OO WAR KA SOO SAARTAY LACAGTA DOWLADDA KU WAREEJISAY.
FAAH FAAHINTA MALEESHIYO BEELEED KU DAGAALAMAY SH/DHEXE.
Переглядів 2434 години тому
FAAH FAAHINTA MALEESHIYO BEELEED KU DAGAALAMAY SH/DHEXE.
WARKA DUHUR EE KNN 19 08 2024
Переглядів 4,9 тис.4 години тому
WARKA DUHUR EE KNN 19 08 2024
MAXAAN KA NAQANAA CANSHUURTA IIBKA EE BUUQA BADAN KA DHALIYAY SOOMAALIYA.
Переглядів 2074 години тому
MAXAAN KA NAQANAA CANSHUURTA IIBKA EE BUUQA BADAN KA DHALIYAY SOOMAALIYA.
BAJAAJLAYDA MUQDISHO OO ARAGTIDOODA KA DHIIBTAY GO,AANKA LOOGA JOOJIYAY LACAGIHII BADNAA EE
Переглядів 1,2 тис.4 години тому
BAJAAJLAYDA MUQDISHO OO ARAGTIDOODA KA DHIIBTAY GO,AANKA LOOGA JOOJIYAY LACAGIHII BADNAA EE
SUUQA BAKAARAHA OO XIRAN IYO BANNAANBAX HALKAAS KA SOCDA.
Переглядів 8174 години тому
SUUQA BAKAARAHA OO XIRAN IYO BANNAANBAX HALKAAS KA SOCDA.
TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA CASHARKA 95AAD
Переглядів 1354 години тому
TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA CASHARKA 95AAD
SUUQA BAKAARAHA OO XIRAN.
Переглядів 2244 години тому
SUUQA BAKAARAHA OO XIRAN.

КОМЕНТАРІ

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 4 години тому

    Ssc oo taabacsan idaacadda radea jawhar

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 4 години тому

    LIVE

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 5 годин тому

    DAWLAD ISKU SHEGA AYAA FURSAD SIIYEY QAWARIJTA OO MAALIN KASTA QARAX KU BABICIYAN HAWIYO AYAGABA MUSIBO DHEXDODA HAYSATA ISKU DHAMENAYAN QABIIL, GORMA SHABAB LOLA DAGALAYA.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 5 годин тому

    WALAHI QARAXMIINO AYUU KU WARERIYEY CIIDAMADA DAWLADA QAWARIJTA WECELADA SHABAB AWOOD KALE MALE MAQANIDKA SHABAB.

  • @ibrosabdule5219
    @ibrosabdule5219 10 годин тому

    Ar tafsiirka soo daaya

  • @ibrosabdule5219
    @ibrosabdule5219 10 годин тому

    Ilaa shacabka hubka laga dhigo dhiga sidan ayuu u daadanaa

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 10 годин тому

    DAD IS DILAYAN MIYA WALAAL AH DOQON YAHOW.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 10 годин тому

    ALLAHA ISKU BABICIYO REER DAGAL BELEDKA HAWIYO WAA MUSIBADI IYO DULMIGII KA GALEEN SHACABKA MASAJINTA U GESTEN DIL DHAC KUFSI BARAKICIN MAANTA GACMAHODA AYAA ISKU DHAMENAYAN DULMIGII 1991 KII AY GALEEN HAWIYO.

  • @user-ru5mh1pr5n
    @user-ru5mh1pr5n 11 годин тому

    Allow somali nabad dhex dhig😭🤲

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 22 години тому

    Khawarijta oo kaliya Ma"ahan oo kaliya kuwa Dagaal beleydyada laisku dilo,Siyasi Darajada kuradiyo in uu hubka iskugudhibo dadka Ehelka isaga oo in uu malgisa kubixiyo xoreynta dalka Shacabka oo eey u qabtaan Xarumo Adeega bulshada sida Cafimaad Biyo oo ceelal loo qodo,Cidamada deganada uu tageraan.Kuwa lug leh Allaha kasoo qabto.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 23 години тому

    HAWIYO MUSIIBO RABANI AYAA HAYSATAA, RABI U NOQDA.DULMIGINA WAA BATAY.

  • @Shirwac-pw2yo
    @Shirwac-pw2yo День тому

    Parafasorow unukaa leh ka weynaaw ceebaa na haysee

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 День тому

    Wuxuu u hadlay wadan dawlad leh. Iyo somali heshiis ah dalkaan waa lawless County N And number corruption musuqmaasuqa iyo xatooyo dad weyn... korantada iyo biyaha villa wardhiigley horta ma wadi KARTI 7 bari

  • @xamfarah5309
    @xamfarah5309 День тому

    Prof yaxye waxan ku soo goray in hantida gaarkaa ah ay dawlada leedahay marka ay ubahato hadana dagaal aan ku jirnaa

  • @xamfarah5309
    @xamfarah5309 День тому

    Waa in labixiyo 100/5 taxppayers wax garta wa u bahanahay wadanka dagaal ayuu ku jiraa

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 День тому

    SOMALI DAWLAD KAMA JIRTO KAMANA JIRI DOONTO PUNDLAND JUBALAND IYO KONFUR GALBEED XIRTA GOBOLADINA, WAX SOMALI LA DHAHAYO MAJIRTO.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn День тому

    Aryaa unuka majeerteenaa caqli noo ah si aan Habaar gidir isaga dhicino.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 День тому

    MAA SHA ALLAH DAGAAL BELEDKA QABIILKA HAWIYO ALLAHA BADIYO ALLAHA KU CIRIBTIRO CADDUUNYADA DULMIGI UMMADA MASAKINTA KA GALEEN AYAA KA BAHAYA YAA IS GARAY.CID JOOJIN KARTANA MAJIRTO WAA MUSIBO AY GALEEN HAWIYO.

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 День тому

    dowlad iyo madaxweyne sharaf leh baa canshuur la siiyaa laakiin dowlad iyomadaxweyn iyo qoyskii tuug yihiin sees canshuur loo siin karaa.

  • @abshirali313
    @abshirali313 День тому

    Saakay Facebook lama soo dhigin warkaan:

  • @foodcadee
    @foodcadee День тому

    Canshuurta qaadka,sigaaarka iyo cuntada ma isku mid ayeey noqoneysaa. Qaadleyda waa iney sameystaan akoon ganacasi si ey canshuurta ugu bixiyaan doroogadaas ey gadaayaan

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 День тому

    Dawladaha taageera dib u soo kabashada somaliya waxay nagu taageeraan canshuur ay dadkooda ka soo ururiyeen anaguna waxaan rabnaa inaanan dhiibin canshuurta aan wadankeena ku dhisayno dhinac walba waa in la dhiibo canshuurta si dawladu uga maaranto dayn fadlan arag wadamada jaarka bilaayiin dayn qaatay waayo waa nin kursigiisa ilaashanaya shuqulna uusan ka gelin mustaqbalka wadanka arag daynta maanta Ethiopia iyo Kenya lagu leeyahay xasan waa madaxweyne u damqanaya wadankiisa iyo dadkiisa ma jirto dawlad hesha lacag ah canshuur shicib kale laga soo qaaday waxkasta mar bay bilowdaan aan usoo jeesano dhisida wadankeena maamulgoboleedyadu waa in canshuurta aruuriyaan hadii kale jiritaanka somaliya yaa geli mugdi aan joojino qabiilka iyo xiqdiga ee aan u dhaqano sida caalamku u shaqeeyo

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 День тому

    WAXAANAN KAA DHAGEYSANEYN WAA ITOOBIYAA ALSHABAAB LA DAGAALEE

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 День тому

    Ganacsatada Shacabka ley saaroyiin shacabka Lee dhiban, hadaad so adeegato walagugu dara shacabka dhib qabo

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 23 години тому

      Been weeye warkaas haddii xisaabta boqoleey laga dhigo qofka is dhaha qiimaha kordhi asaga ayay ku kordhaysaa tusaale shay joogay 100 dollar oo canshur ahaan kaaga go,i lahayd 5 dollar haddii aad 200 iga siiso waxaa kaa go,aysa 10 dollar lacag kasta oo kuu kororta way la kordhaysaa

  • @suleiman1537
    @suleiman1537 День тому

    Shacabka canshuurta in ay bixiyaan ma diidi laheyn haddii loogu dhisi lahaa wadooyin, Dugsiyo, iyo goobo caafimaad.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 День тому

    HORE AYAAN IDINKU SHEEGAY INAY IS TAAGI DOONIN DAGALKA QABIIL GALMUDUR IYO SHABELADA DHEXE IYO HIIRAAN. WAA CUQUBADA AY GALEEN 1991KII

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 День тому

    BAKHTIGODA AYAA DADSAN HUDUR ILAA 56 QAWARIJTA WECELADA SHABAB DHAWAV 13. GUUL CIIDAMADA LIBAXYADA ITOBIYA. GUUL GUUL GUUL.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 День тому

    WAA IDIN SHEGAY INAY IS TAGEYNIN DAGALKA QABIILKA GALMUDUR IYO HIRSHABEELLE.WAA DULMIGI AY GALEN HAWIYO SANADKII 1991 DIL DHAC KUFSI MAANTA WAA HAYSATAA.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 День тому

    QAWARIJTA WECELADA SHABAB AYAAMAANTA BAKHTIGODA DADSAN HUDUR ILAA 56 WECELO DHAWAC 12.GUUL CIIDAMADA LIBAXYADA ITOBIYA

  • @bonfire7803
    @bonfire7803 День тому

    la ilaaha wa ina ilaahi rajacun ka xataa professor miyaa ogu yeerten reer dameeraley😮😮😮😮😮

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e День тому

    Waxaan halkaan ogaduceeynayaa abwaan cabdule raage taraweel oo mudulood wax u sheegay oo yiri maxaad warqado ugu sameeyn weeyseen soo galootiga markuu carada kaa sasabanaayay sida sauudiga oday dhaqameed yadii mudulood shaqadii waa ka seexdeen dagaalkii habargidir ee gardarada ayagoo soomaali oo dhan wata cali mahdi xukunkiisii dumiyeen iyagoo hiraab kula sheeganayo intii uu dhiman ka hor waxuu ugu duceeyay wax aan la.idanka qaadan karin oo la.idiin guurin ilaah ha idin siiyo maanta habargidir dagaalkii eey mudulood ku soo qaaday iyada iyo soomaalida ilaahna naga badbaadshay maantana waxee horboodeeysaa mudulood dhulkiisa soomaali ayuu ka dhaxeeyaa doorasho halaka qabto waa kii dad kuu xigay intakalana sidii dagaalkii ceeydiid ula jiraayaan marka horeba waxeey habargidir ula jireen muduloodka dhulka sheeganayo ayee nacayeen saas ayee habargidir ula jiran mudulood xaqiina waa weeyneeysiin hadii baarlamaanka taageertiin xiqiin dagaankiina ma ogolo gobalada kale mabaarlamaan ayaa u sameeyay dowlad gobaleedyada adayaash qabiilkooda ayaa u sameeyay anagan mudulood hadii aan nahay xaqeenii cidii in aay u doodo la rabay ayaa seexday siyaasi hamaqlina dankale ayaa u muuqato baarlamaanka nama quseeyo dhulka mudulood shaqo kuma laha dhulkakale maxuu shaqo ugu la haaweeysay caasimad waaye hadii uu xaqiina ku dhumayo caasimada meel kale ha geesteen warmuduloodood ilmahiina xaqooda ha dhuminina qaxooti toban laab kaa badan ayaa foot lagaleeysaa wax naqabta ma aha koodana kaligood ayaa ka galaayaan mudulood magaalo kale maqabo oo aan xamar aheen xamar hadii aad u ogolaataan in nin oo mudulood ahayn ka woodo waa idiin dhamaatee ogaada danahiina idinkaa ba.shay mudulood alaahow dhibka ka qaad aamiin ayaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v День тому

    Dowladda waxay u baahan tahay lacag aad u fara badan Safarki Madaxda iyo Xafladihii iyo tumashadi Gabadha yar yar iyo kharjki Qaadka iyo Khanriga ayaa batay, miskiin ayaa miska la fuula leh qofki dhimanaya ha dhinte Xassan iyo Dowladiisa yaan laga hor imaanin 😂😂😂😂

  • @abdirahmanomar6778
    @abdirahmanomar6778 День тому

    Nin walba oo aan xil haaynin waa hadal macaan yahay lkn maalinkii la doorto tuug oo noqonaa marka riwaayad hanoo jilin xaaji

  • @user-pm7dk2tj5h
    @user-pm7dk2tj5h День тому

    Wadankaan tuugaa utashatay goormee itobia bada lawareege wlhi kuwaan dowlad sheeganaayo in wadanka gumeesi ayuu kujira itobia kamid noqo neenaa

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 День тому

    Prof..Xamar Anaa leh maka weynaatay?...Wariye SXB Somalia Dowlad kama jirto Waayo Majiro Wax Astaan ah oo Ay Somali wadaagto Waxaan luqadda & Midabka aan ka Aheyn..thanks.

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann День тому

    DOWLADDA CANSHUUR MARKA EY QAADEYSO SHACABKA MAXEY U QABATAA?? DOWLADDA CANSHUUR QAADEYSA WAA INEY DADKA ISBITAAL IYO SCHOOL IYO JIDAD USAMEYSO.

  • @fe8445
    @fe8445 День тому

    Cadaw baa qayb ka mid ah dalkeena weerar ku soo ah. Waa inaan dhaqaalaha hurno. 5% iyo ka badan waa inaan bixino. Dad kale canshuurtood ma cuni karno. Waa ceeb.

  • @fe8445
    @fe8445 День тому

    Canshuurta 5% waa ku qasbanahay inaan bixino hadii jiritaankeena baa halis gelaya. Kaliya dawladu askarta ganacsatada dhibtay, shirkadaha lacagtaan dawlada u qaadnaa leh, taliyayaasha saldhigyada booliska, gudoomiyayaasha degmooyinka dadka wada dhacaya wax ha laga qabto.

    • @sallabdull3048
      @sallabdull3048 День тому

      Dhulka qubuuraha lagaa siiyay maa hadana rabtaa in aad ka dhisatit 5%vat

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 День тому

      Good point​@@sallabdull3048

    • @fe8445
      @fe8445 День тому

      @@sallabdull3048 nacnacle. Dacaayad baad meel la fadhidaa. Federal & Banaadir marka laysku daro anoo dan yar ah $600 baa layga qaadaa. Dalkaaga maxaa ku soo kordhisay adiga. Dawladeenu ma canshuur Yurub dadkoofa laga soo qaaday bay ku shaqayn. Cayrta masaakiinta la siiyo oo kale miyaad dawlada huwan magaca Soomaaliyeed la rabtaa? Damiir yeelo saaxiib. Dhul intaan leeyahay baa igu filan. Walaahi hadii lay siiyo Xaaran inaan qaadanayn. Soomaali u diid ceeb, Dalkaaga u diid cay.

  • @mohamedmohamud5118
    @mohamedmohamud5118 День тому

    Aduunkoo dhan ayaa kushaqeeya hay ado aan dowli ahayn in ay wadanka kashaqeeyaan oo dowladda lashaqeeyaan,wadamada waa wayn waxa ay kuhormareen waa saas. Pr camir. Taas waad kudhacday kkkkkk

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he День тому

    War shacabku waa tabardaran yahay ka joojiya canshuuraha macna darada ah, shacabka ha gadoodeen.

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f День тому

    Ma kanba pro ah xagee waxku bartay

  • @SaidYusuf-fy7mk
    @SaidYusuf-fy7mk День тому

    Msha allah profasore waa sax

  • @yaroowabdi171
    @yaroowabdi171 День тому

    Puntland xaqdarradii iyo xaaraantii ay ka dhici jireen laga Billaabo boqor isku sheeggii Cali Yuusuf illaa dowladdi Siyaad Barre ayeey rabaan sedbursigii ay waligood yiqiinneen ayeey doonayaan. Soomaaliya sedbursi waay diidday. Runta in la isu sheego ayaa fiican.

  • @user-ig1wy3us1c
    @user-ig1wy3us1c День тому

    Xaq looguma lahan qisaas 2 daas walaalaha ah xaqeey kulahaayeen ka oofsadeen doowlada waxeey kuleedahay in eey masaa furiso

  • @Gardhalad-vw4wl
    @Gardhalad-vw4wl День тому

    Asc professor Yaxye & wariyaha ba waxa ay ila tahay Wasiirku in uu cadeeyay nidaamka canshuuraha warshadaha, waxa uu sheegay in aan waxba laga qaadi doonin wax soosaarka.

  • @user-ut8mi3mt8k
    @user-ut8mi3mt8k День тому

    Waslagusaa

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 День тому

    XUKUN AAN FULIN LAHEYN MUXUU TARA WAA MAXKAMADA MUQDISHO OO KELIYA AH.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 День тому

    MAXKAMADA MUQDISHO XUKUNKA DILKA DADKA KU XUKUNTO, SORRI FULIN MALE.

  • @hanaharyen9522
    @hanaharyen9522 День тому

    Wasaqadi wararak beatable kkkkkkkk

  • @SH-bw5fx
    @SH-bw5fx 2 дні тому

    Wariye baro af somali . Shaywad = manida